saaci
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)Wax soo socda saadaalin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saaci ↴
ookiyaale [m.l] (-llo, m.dh)
Muraayad indhaha la gashado oo araggu ku saacido ama qorraxda laga gashado.
saacid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Cid u kaalmayn.
saacidid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saacid.
saacin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saaci.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg