Site icon Qaamuus

ereyga

saacid
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

Cid u kaalmayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saacid

ookiyaale [m.l] (-llo, m.dh)
Muraayad indhaha la gashado oo araggu ku saacido ama qorraxda laga gashado.

saacidid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saacid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version