saadi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax dhici doona sii sheegid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saadi ↴
saadin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saadi. ld saadis.
saadis [m.l]
ld saadin.
calwasaadid [m.f.dh]
eeg calwasaad². ld calwasaad¹ (2), carwasaad¹, carwasaadid.
carwasaadid [m.dh]
ld calwasaadid.
masaadir [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg masdar.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg