Saado
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dhibaato qof aanay hayn saadsasho.
Saado
Qaabnaxa: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate Isrogrogga:S. ah: dad sharaf leh.
Saado
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-aaday, -aadatay)Qof jid dheer maraya cunto caloosha ka buux-sasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saado ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg