Saaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. S. ah: hilib jiir ah oo la balballaariyey oo subag ama saliid lagu shiilay lana kaydiyey. 2. ld saafid.
Saaf
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Hilib jiir ah balballaarin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saaf ↴
baahirsaaf | caadla'aan | saafan | saafan | saafan | saafi | saafid | saafid-tireed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg