Saafid-kolorimitrieed
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(fiis.) Saafid xaddiyeed oo lagu cabbiro ribnaanta milmeyaasha midabaysan iyada oo la kaashanayo itaalka midabka. Milanka la hubinayo waxa loo eegaa milanno ribnaantooda la yaqaano.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saafid-kolorimitrieed ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg