Site icon Qaamuus

ereyga

Saafid-tireed

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. (xis.) Barashada habab xisaabin ee leh seebid. 2. (xis.) Barashada tabaha seebidda ee loo isticmaalo aritmatig marka la furfurayo mas'alooyin xisaabeed.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saafid-tireed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version