Site icon Qaamuus

ereyga

Saahid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-diin, m.dh)

Qof cabsida Ilaah u go'ay.

Saahid

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Cabsi Ilaah u go'id. 2. Ka s.: wax la caadaystay joojin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saahid

saahidid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version