Site icon Qaamuus

ereyga

Saamisuge

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gayaal, m.l/dh)

1. Qof meel xoolo lagu saanyanayo yimid oo in wax la siiyo sugaya. 2. Qof mashaqayste ah oo mar walba in wax la taro sugaya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saamisuge


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version