Site icon Qaamuus

ereyga

Saandambee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-beeyay, -baysey)

1. Tallaabo gaabin. 2. Ka s.: cid lala socday in yar dib uga harid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saandambee

saandambayn | saandambeedi | saandambeedin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version