Site icon Qaamuus

ereyga

saaqan
(m.dh)

(fiis.) Isbeddelka ku dhaca xaaladda walax ayna sababtay badad xoog.

saaqan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qmay, -qantay; -qmi)

Wax wareersan noqosho.

saaqan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-qnaa, -qnayd)

1. Wax wareersan ahaansho. 2. Qof, wax la saaqay ahaansho. ld saaqsan. saaqid

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saaqan

saaqmid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saaqan¹.

saaqnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saaqan². ld saaqnaansho, saaqsanaan, saaqsanaan-sho.

saaqsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld saaqan².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version