saaqid
(m.l) (-dyo/-diin, m.dh)1. Nin liita oo aan meelna ku wanaagsanayn. 2. Arday waxbarasho la socon waayey.
saaqid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg saaq².
saaqid
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)1. Nin liita oo aan meelna ku wanaagsanayn noqosho. 2. Qof imtaxaan ku dhicid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saaqid ↴
saaqan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-qnaa, -qnayd)
1. Wax wareersan ahaansho. 2. Qof, wax la saaqay ahaansho. ld saaqsan. saaqid
saaqid danab [m.dh]
Saaqid birlabdanabeed.
saaqidad [m.dh] (-do, m.l)
Naag liidata oo aan meelna ku wanaagsanayn.
saaqid birlabdanabeed [m.dh]
(fiis.) Xoog danab-wadaha ku abuurma mareeg danab ayna ugu wacantahay mareegta iyo badad birlabeedka isdhexmaraaya, ama isbeddel-ka ku dhaca burqad birlabeedka jaraaya mareegta danab. X.d.w. saaqmay waxuu abuuraa qulqul danab oo u socda jihada uu sheegayo xeerka Lenz.
saaqidid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saaqid³.
irsaaqid [m.f.dh]
eeg irsaaq².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg