Saari
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Maro badanaa xariir ah oo dumarka hindidu qaataan oo guntiino iyo hagoogba u ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saari ↴
baabbaca-caleen | maaddi | taabo | taabsii | haadi | eedaysan | jaansaar | jaansaarid | laal | oodafee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg