Site icon Qaamuus

ereyga

Saaro

Qaabnaxa: f.g/lg3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

1. Nin naag u galmoosho. 2. Wan lax kudud. 3. Wax, wax kale dul dhigasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saaro

aadimo | kaabi | jaansaar | kaafuur | nacalad | oodafo | raanbi | saacaddiya | saarasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version