Saaykoolojiyadda
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(daaw.) Barasho cilmiyeed oo kusaabsan dhimirka (maan-ka) bani-adaamka iyo qaabka dabeecada dadka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saaykoolojiyadda ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg