Sab
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Qolo raacatada soomaliyeed u liidi jirtay dawla'aan. 2. Cunto badan oo allabbari loogu talaggalay; dayaafad.
Sab
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Carruur, haween iwm wax ku raalli gelin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sab ↴
u | ubaxley | saa | baabbi'i | maadaama | udaabtahays | naadir | daaddeg | haawey | kaadimacaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg