Site icon Qaamuus

ereyga

Sabab

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bo/asbaab, m.dh)

Wax dhacay waxa keenay.

Sabab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Wax dhaciddooda mas'uul ka noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sabab

u | saa | maadaama | naadir | daaddeg | kaadimacaan | kaah | laakoliit | nabar-kul | qaansarroobaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version