Sabbakhan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-khnaa, -khnayd)Dhar wax midab loo yeelay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sabbakhan ↴
sabbakhnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg