Site icon Qaamuus

ereyga

Sabo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dabayl kulul oo xagaaga dhacda. 2. (-ooyin, m.l) Dhul kooban oo ceel ama guri ku wareegsan heelad.

Sabo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(juqr.) Degaan gaar ah oo uu noole ku noolaado, tusaale ahaan: balliyada, webiyada, ayda iwm.

Sabo

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)

1. (f.g) Cid wax dani ugu jirto, cid kale si ay u fuliso hadal ku qancin. 2. (f.mg) Degan, ceel, iwm agagaarkooda tuurid (xoolo).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sabo

ubaxley | haawey | yiciis | alji | baasaboor | baasaboorto | baryaddoon | beel | berisabool | casabo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version