Site icon Qaamuus

ereyga

sabti
(m.l)

Maalinta jimcada iyo axadda u dhexeysa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sabti

axad [m.dh]
Maalmaha toddobaadka mid ka mid ah oo u dhexeeysa sabtida iyo isniinta.

jamce [m.l]
Maalinta u dhaxayso, sabtiga iyo axadda. ld jimce, jimco.

sabtiye [m.l]
Qayb ciidamadii fashiistaha ka mid ahayd oo soomaaliya ka jirtey.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version