Site icon Qaamuus

ereyga

Sacab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bbo, m.dh)

1. Gacanta dhankeeda hoose iyo faraha. 2. Sacabbada oo laysku dhufto. 3. Cayaar jaan iyo sacab leh oo habeenkii la cayaaro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sacab

baabbaco | jaamee | jaan | raawi | batar | beerrey | cageyso | calaacal | dhaanto | dhabannaano |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version