Site icon Qaamuus

ereyga

Sacaf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Timir lafahii iyo gobortii laga gu-ray oo la cajimay.

Sacaf

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cfay, -caftay; -cfi)

Timir sacaf ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sacaf

sacfid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version