sadaqee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-qeeyay, -qaysay)Sadaqo bixin. ld saddaqee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sadaqee ↴
sadaqayn [m.f.dh]
eeg sadaqee. ld sadaqays, saddaqayn, saddaqays.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg