Sadaqo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Wax Alle dartii loo baxsho. ld saddaqo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sadaqo ↴
barakayso | dago | dhawrto | fadiilad | gerger | kafaaro | madaxshub | saddaqo | sawaabi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg