Site icon Qaamuus

ereyga

Saddex-jibbaarane

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)

(xis.) Shaxan adke ah oo leh lix weji oo labajibbaareneyaal ah. Mugga saddexjib-baarane dhererka dhinaciisu yahay l waa l3.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saddex-jibbaarane


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version