Site icon Qaamuus

ereyga

Saddex-xagal dhinacyo isle'eg

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(xis.) Saddex-xagal leh saddex dhinac oo isle'eg iyo xagal kasta oo ka mid ah xaglihiisuna cabbirkeedu dhanyahay 60°.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saddex-xagal dhinacyo isle'eg

saddex-xagal dhinacyo isle'eg |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version