Saddex-xagalley
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(xis.) Dariiqo sahamin ah oo la dhisayo shabaq saddex-xagallo ah, oo suurto geliya in lagu sawiro khariidad toobograafiyeed qiyaas weyn leh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saddex-xagalley ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg