Site icon Qaamuus

ereyga

Saddexeeye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

1. Laba wiil oo isku hooyo iyo aabbe ah, wiil saddexaad oo waalidkood dhalay oo ku soo kordha. 2. Arrin, dood iwm oo laba qof isku hayaan qof aan loo baahnayn oo soo dhex gala siina fidneeya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saddexeeye


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version