Safan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dildillaac dadka kaga dhaca cagaha oo qabowga iyo kulaylku keenaan. ld hilibsafan.
Safan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(c.nafl.) Nafley badda ku jirta oo jirkeedu ka koobanyahay labo baal oo balballaaran madax yar iyo dabo sida xarigga u dhuuban oo qodxo ku tagtaaganyihiin, waxayna u egtahay sammiir yar.
Safan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-fnaa, -fnayd)Wax si saf ah u taagan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga safan ↴
dabacadde | dheecaan-gaastarig | dhuux | hilibsafan | hore | jeegaan | rigaysan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg