Safar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Socdaal. 2. Dad gaadiid wata oo arrin ganacsi magaalo u aaday.
Safar
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Bilaha dayaxa lagu xisaabo too-da labaad.
Safar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fray, -fartay; -fri)1. Meel ka socdaalid. 2. Iyadoo meel ganacsi loo aadayo meel ka tegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga safar ↴
qaafilo | saad | saafir | badmar | baqaal | beridhaxmo | ceshiimee | geshiinee | geshiino | gool |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg