Site icon Qaamuus

ereyga

safee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-feeyay, -feysay)

ld sifee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh safee

safeexad [m.dh] (-dyo, m.dh)
ld faseexad.

sifee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -faysay)
1. Wax nadiifin. 2. Wax kala miirid. 3. Wax sharxid. ld safee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version