Safmar
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:S. ah: cudur dad ama xoolo badan mar ku wada dhaca.
Safmar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)(daaw.) Cudur si kedis ah u dillaaca oo si dhakhso leh ugu fida dadka dhexdiisa isagoo saameynaya qayb badan ee dadka ka mid ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga safmar ↴
dilaa | jadeeco |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg