Sagaalaad
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Maalinta bisha Arrafo sagaalka tahay oo muslimiintu xajinaysaa banka carrafo taaganyihiin. 2. Roob da'ay maalintiisa sagaalaad ee riibigu kaco.
Sagaalaad
Qaabnaxa: Magac Lab Tiraale Jagaale | Noun Masculine Numeral Ordinal Isrogrogga:Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma sagaalka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sagaalaad ↴
i | setembar | soon | soonqaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
