Site icon Qaamuus

ereyga

sahan
(m.l) (-nno, m.dh)

1. Aadidda meel la aado si looga war keeno. 2. S. ah: qof meel loo diro si uu uga war keeno.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sahan

nasahan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-hnaa, -hnayd)
Ka n.: wax aan xumaan lahayn ahaansho.

sahansan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la sahmiyey ahaansho.

sahansanaan [m.f.dh]
eeg sahansan. ld sahan-sanaansho.

sahansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sahansanaan.

sahansasho [m.f.dh]
eeg sahanso.

sahanso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Meel dan laga leeyahay soo dayasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version