Site icon Qaamuus

ereyga

sahlanaan
(m.f.dh)

eeg sahlan. ld sahla-naansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sahlanaan

meesiyeyn [m.dh]
(baay.) Isbedellada koritaanka nudaha ee ka bilaabma sahlanaan ilaa uu ka noqdo dhisme kakan, kaas oo khaas u ah shaqooyin gaar ah. Meesiyeyntu waxay dhacdaa xilliga koritaanka uurjiifka, dib isu kabid, iyo dhinaca dhirtana waxqabad caydineed.

sahlanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sahlanaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version