sahlasho
(m.f.dh)eeg sahlo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sahlasho ↴
yarayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Qof fal sa-mayntiisa sahlasho. 2. Qof wax ku weyn wax yar ka dhigasho. 3. Qof, cid wax liita ka dhigasho.
hawlyarayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Ka h.: hawl wax ka qabashadeeda sahlasho. 2. Ka h.: arrin ka welwelid la'aan.
weydee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
1. Arrin sahlasho. 2. Wax caato ka dhigid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg