sahwi
(m.l)Illowshaha wax la kala illaawo.
sahwi
(Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2) (-iyay,-iday/-isay; -iyi)1. Wax kala illaawid. 2. Feker dheer gelid (qof).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sahwi ↴
sahwin [m.dh]
ld sahwiyid.
sahwisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax sahwiyey ahaansho (qof).
sahwisanaan [m.f.dh]
eeg sahwisan. ld sahwisanaansho.
sahwisanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sahwisanaan.
sahwisii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Qof wax illowsiin.
sahwisiin [m.f.dh]
eeg sahwisii.
sahwiyid [m.f.dh]
eeg sahwi². ld sahwin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg