Site icon Qaamuus

ereyga

sakhraamin
(m.f.dh)

eeg sakhraami. ld sakhraamis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sakhraamin

maandoori [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid maankeeda beddelid.2. Qof sakhraamin.

sakhraamis [m.l]
ld sakhraamin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version