Site icon Qaamuus

ereyga

Sakhraan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-aamiin, m.dh)

Qof khamro ka dhergey oo sakhradi hayso oo aan ogayn waxa uu samaynayo. ld sarqaan.

Sakhraan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)

Qof wax sakhradi hayso noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sakhraan

alaalax | sakhraami | sakhraamid | sakhraannimo | sakhraansan | sakhraansanaan | sakhraansanaansho | sakhradeysan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version