Site icon Qaamuus

ereyga

sakhrad
(m.dh) (-do, m.l)

Miyir la'aanta ku dhacda qof khamro ka dhergey.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sakhrad

sakhraan [m.l] (-aamiin, m.dh)
Qof khamro ka dhergey oo sakhradi hayso oo aan ogayn waxa uu samaynayo. ld sarqaan.

sakhraan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
Qof wax sakhradi hayso noqosho.

sakhraansan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof wax sakhradi hayso noqosho. ld sakhradeysan.

sakhraansanaan [m.f.dh]
eeg sakhraansaan. ld sakhraansanaansho, sakhradeysnaan.

sakhradeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld sakhraansan.

sakhradeysnaan [m.dh]
ld sakhraansanaan.

sakhradeysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sakhraas-naan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version