Sal logardam
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal ..., m.l)Tirada jibbaarkeedu la midka yahay logardamka tirada. Haddii logardamka x ee sal b (loo qoro logb x) yahay y, marka; b y = x . Salka logardamka caadiga ah waa 10.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sal logardam ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg