Site icon Qaamuus

ereyga

Salaan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Ereyo laysu jeediyo ama gacanta oo si gaar ah laysugu taago marka laysu yimaad ama la kala tegayo, iyadoo laysu muujinayo kalgacal. 2. Bartanka wejiga fardaha, lo'da iwm.

Salaan

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)

Cid salaan u jeedin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga salaan

haadi | bariidi | bariido | gacanhaadi | gacanqaad | salaamid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version