Salli
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)1. Duco gaar ah oo Muslimiintu Nabiga ugu duceeyaan. 2. Gogol yar oo lagu tukada. 3. Derin yar.
Salli
Qaabnaxa: Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/-isay; -iyi)Ku s.: Muslimiin, duco gaar ah Nabiga ugu ducayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga salli ↴
horyaale | musallif | musallif | musallifi | musallifid | musallifin | musallifnimo | musallifsan | musallifsanaan | musallifsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg