Sallikaroon
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)Derin yar oo in yar ka weyn salliga oo lagu fariisto laguna tukado.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sallikaroon ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg