Saloog
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Wax dheer oo taagan. 2. Geed dheer oo aan laamo iyo caleen midna lahayn. 3. ld saloogid.
Saloog
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Xarig iwm isku soohid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saloog ↴
saloogan | saloogan | saloogid | saloogmid | saloognaan | saloognaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg