Site icon Qaamuus

ereyga

Salool

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Hilib odkac ah oo subaggii laga miiray. 2. Badar, raran kulul ama dufan lagu dubay.

Salool

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-oolay, -ooshay)

Hilib salool ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga salool

baalcad | daango | joolaal | joolaalad | maxmaas | qaloonfirdhis | sagaarasalool | saloolad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version