Site icon Qaamuus

ereyga

Saloolo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-ooshay, -oolatay)

1. Badar raran ama dufan ku dubasho. 2. Ariga iyo ugaarta qaarkeed, si ay u daaqaan jeenyaha geed ku qabsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saloolo

maxmaas | saloolasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version