Site icon Qaamuus

ereyga

Salooto

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. Qolka fadhiga. 2. Qalabka lagu fariisto ee qolka fadhiga la dhigo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga salooto


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version