Site icon Qaamuus

ereyga

saluugsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Cid wax la siiyey ka qawadday ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saluugsan

masuugsan [Fal Gudbe4 | Verb Transitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax, wax saluugsan ahaansho. 2. Wax, wax dhaliishan ahaansho.

qamiicsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Ka q.: qof wax saluugsan ahaansho.

saluugsanaan [m.f.dh]
eeg saluugsan. ld saluugsanaansho.

saluugsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld saluugsanaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version