Site icon Qaamuus

ereyga

Samaanyo

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:

(Waayadii hore) xoolo wiilka dhasha laga bixiyo oo la siiyo dad gaar ah (yibir, caadaqaate).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga samaanyo

loog | sintaar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version